Day: September 10, 2017
-
toos
TOOS u daawo: Bologna vs SSC Napoli – LIVE (Shaxda sugan)
Bologna: Mirante; Krafth, Helander, Maietta, Masina; Poli, Pulgar; Verdi, Palacio, Di Francesco; Destro Napoli: Reina; Hysaj, Chiriches, Koulibaly, Ghoulam; Allan,…
Read More » -
Champ' League
Borussia Dortmund oo wajahaysa dhibaato ka hor kulamada Tottenham iyo Real Madrid
(Dortmund) 10 Seb 2017 Kooxda Borussia Dortmund ayaa wajahaysa dhibaato culus ka hor kulamada wareega guruubyada ee Champions League. Borussia ayaa…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Inter Milan vs Spal 2-0 (Inter oo hoggaanka wax ka haysa)
Inter Milan – Spal Inter Milan – Spal Inter Milan – Spal Gool FM
Read More » -
Aasiya
Waqtiga la samaynayo qorituurka koobka kooxaha aduunka oo la shaaciyay
(Dubai) 10 Seb 2017 Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay waqtiga la samaynayo qorituurka koobka kooxaha aduunka ee 2017. Dalka Imaaraadka…
Read More » -
England
Maxaa sababay in tababare Rafa Benitez uu seego kulankii Swansea City?
(Newcastle) 10 Seb 2017 Tababaraha reer Spain ee Rafa Benitez ayaan ka soo muuqan kulankii kooxdiisu ay guusha ka gaartay kooxda Swansea…
Read More » -
Spain
Ousmane Dembele oo shaaca ka qaaday sheeko dhexmartay isaga iyo Suarez kulankii Espanyol
(Barcelona) 10 Seb 2017 Weerar yahanka ku cusub Barcelona ee Ousmane Dembele ayaa daaha ka qaaday sheeko dhex martay isaga iyo Luis…
Read More » -
England
Man United oo ku dalbanaysa Thomas Lemar isla qiimihii ay ku dalbatay Arsenal
(Manchester) 10 Seb 2017 Kooxda Manchester United ayaa u muuqata mid kula dagaalamaysa Arsenal saxiixa laacibka Monaco ee Thomas Lemar. Mirror ayaa…
Read More » -
Spain
Zidane oo wajahaya dhibaato cusub ka hor kulanka Real Sociedad
(Madrid) 10 Seb 2017 Tababare Zinedine Zidane ayaa wajahaya dhibaato cusub kadib laba kulan oo xiriir ah oo uu barbaro galay…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: SS Lazio vs AC Milan 4-1 (Milan oo mus lala koray)
Lazio: Strakosha; Wallace, De Vrij, Radu; Basta, Leiva, Parolo, Lulic; Milinkovic-Savic, Alberto; Immobile Kaydka: Guerrieri, Vargic, Bastos, Luiz Felipe, Patric, Marusic,…
Read More » -
Italy
SERIE A: Inter oo Juventus ku ciriirinaysa hogaanka horyaalka kadib guul ay gaartay galabta +SAWIRRO
(Milan) 10 Seb 2017 Kooxda Inter Milan ayaa sii wada guulaheeda horyaalka talyaaniga xiliciyaareed kaan, waxayna 2-0 uga adkaatay galabta kooxda S.P.A.L.…
Read More »