Shax isku dhaf ah oo laga sameeyay Man City iyo Liverpool ka hor kulankooda berito

sssa

(Manchester) 08 Sebt 2017. Kooxha Manchester City iyo Liverpool ayaa beri isku qaban doona kulan ka tirsan Premier League.

Kooxaha ayaa isku dhibco ah saddexdii kulan ee la soo ciyaaray taa oo la micno ah in berito la filan doono kulan aad u xiiso badan.

Warsidaha Metro ayaa qallinka u qaatay oo SHAX isku dhaf ah ka sameeyay labada kooxood ka hor kulankooda iyadoo ay Man City shaxda ku leedahay xiddigaha ugu badan.

EEG SHAXDA isku dhafka ah:

Man City and Liverpool combined XI: Mane and Aguero in dream front three

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close