Leonardo Bonucci, daafaca ugu wanaagsan Yurub?

(Nyon) 08 Sebt 2017 – Xiriirka Kubadda Cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa laacibka daafaca uga dheela AC Milan ee Leonardo Bonucci ku sheegtay daafaca ugu wanaagsan Yurub.

Xiriirka ayaa boggiisa rasmiga ah ee Instagram soo dhigay sawir muujinaya kabtanka Rossonero ee Leonardo Bonucci, waxaana la socotey kabshan u dhigan sidatan: “Daafaca ugu wanaagsan Europa League?”

Sida qoraalka ka muuqata warku wuxuu u qoran yahay su’aal ahaan.

#Bonucci 💪🔴⚫ Best defender in Europe? #UEL #ACMilan @acmilan @bonuccileo19

Ett inlägg delat av UEFA Europa League (@uefaeuropaleague)

 b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close