CINWAANNADA WAAWAYN: Ka bogo CINWAANNADA maanta ugu waawayn wargaysyada Yurub!

(Nyon) 08 Sebt 2017 – Waxaa dhowaan furmay horyaallada kala duwan ee qaaradda Yurub kuwaasoo markiiba lasoo noqday xiisohoodii.

Haddaba, waxaan idiin haynaa cinwaannada waawayn ee ay wargaysyada Yurub kuwooda waawayni ay ka qoreen wararka ku hareeraysan ciyaaraha kala duwan ee qaaradda cajuusada ah ka soconaya.

Cinwaannada waxaa ugu xiise badan ”Kacaanka Max Allegri”, Spalletti uu sheegay inay ”Inter bilan tahay”, Winger oo leh ”halla cillad bixiyo hannaanka dhaqaale wanaagga UEFA ama halla tuuro gebigiis”, Higuain oo leh ”wax kasta waan ku guulaysanayaa”, EPL oo guddoonsadey suuq-xiran hore”.

b b1 b3 b4 b6 b8 b9 b10 b11 b12 b13 b14 b15 b16 b18 b19

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close