Day: September 8, 2017
-
Bannaanka Garoonka
Leonardo Bonucci, daafaca ugu wanaagsan Yurub?
(Nyon) 08 Sebt 2017 – Xiriirka Kubadda Cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa laacibka daafaca uga dheela AC Milan ee…
Read More » -
England
Shax isku dhaf ah oo laga sameeyay Man City iyo Liverpool ka hor kulankooda berito
(Manchester) 08 Sebt 2017. Kooxha Manchester City iyo Liverpool ayaa beri isku qaban doona kulan ka tirsan Premier League. Kooxaha…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Metz vs Paris Saint Germain 1-5 (PSG oo Mets shan ku jiiddey)
Metz XI (5-3-2): Kawashima; Balliu, Phillips, Bisevac, Niakhate, Assou-Ekotto; Cafu, Cohade, Dossevi; Riviere, Roux. Kaydka: Didillon, Udol, Diagne, Poblete, Jouffre,…
Read More » -
Soomaaliya
DEG DEG: Waaberi oo loo caleemo saaray koobka Degmooyinka
(Muqdisho) 08 Sebt 2017. Waaberi ayaa loo caleemo saaray tartanka Degmooyinka Gobalka Banaadir kaddib markii ay 3-1 ku dubteen Degmada…
Read More » -
England
Abaal marinta laacibka iyo tababaraha Bisha ee Premier League oo la bixiyay
(England) 08 Sebt 2017. Jose Mourinho ayaa guulo ku hogaamiyay Man United saddexdii kulan ay ciyaartay Premier League iyadoo xitaa…
Read More » -
Italy
Ivan Perisic oo heshiis waqti dheer u saxiixay Inter Milan
(Milano) 08 Sebt 2017. Ivan Perisic ayaa heshiis waqti dheer ah qalinka ugu duugay Inter Milan isagoona meel iska dhigay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Man Unted oo iska diiday fursad ay kula soo saxiixan kartay Zidane iyo sababta oo daaha laga rogay
(Manchester) 08 Sebt 2017. Manchester United ayaa diiday fursad ay kula soo saxiixan kartay Zinedine Zidane ka hor inta uusan…
Read More » -
Italy
XOG: Kordhinta qandaraaska Suso oo la isku afgartay (Goorma ayaa la saxiixayaa?)
(Milano) 08 Sebt 2017 – Waxaa lasoo werinayaa in Jesús Joaquín Fernández Sáenz de la Torre Suso uu ogolaaday in loo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Maamulka Juventus oo durba sii diyaarinaya macallinkii u bedeli lahaa Max Allegri!
(Torino) 08 Sebt 2017 – Kooxda Juventus ayaan doonaynin in qafladi ku dhacdo kaddib Allegri, waloow macallinka reer Livorno uu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
CINWAANNADA WAAWAYN: Ka bogo CINWAANNADA maanta ugu waawayn wargaysyada Yurub!
(Nyon) 08 Sebt 2017 – Waxaa dhowaan furmay horyaallada kala duwan ee qaaradda Yurub kuwaasoo markiiba lasoo noqday xiisohoodii. Haddaba,…
Read More »