RASMI: Qubaaye oo ka tagay kooxda Dekedda FC

qub

(Muqdisho) 07 Sebt 2017. Xiddiga u ciyaara kooxda Dekkeda ee Cabdi kariim  Cabdala Qubaaye ayaa gabi ahanba isaga dhaqaajiyay  kooxdiisa Kadib markii uu shegeey in isfaham waa uu soo kale dhax-galay isaga iyo maamulkiisa.

Qubaaye ayaa Dekedda kaga soo biiray kooxda Horseed wuxuuna  ka caawiyay in ay sanadkii la soo dhaafay ku guuleystaan horyaalka heerka koowaad ee soomaaliya muddo 19 sano kaddib.

 Dekedda ayaa  horey waxaa ugu tagay xidigo laf dhabar u ahaa oo ay kamid ahaayeen Cabdicasiis Catoosh  iyo Axmed Xasan Macaani.

Ugu dambeyn maanta waxaa ku dhawaaqay in kooxda uu ka dhaqaajiya  xidiga la yiraahdo Abdi kariin Qubaaye oo aan ilaa iyo haatan cadeen kooxda uu ku biiray.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close