Garsoore la ganaaxay Noloshiisa kaddib markii uu qiyaano sameeyay iyo Kulanka oo dib loo ciyaarayo

fff

(Africa) 07 Sebt 2017. Xiriirka kubbada cagta ee FIFA ayaa amaray in dib loo ciyaaro kulankii dhex maray South Africa iyo Senegal isreeb reebka koobka adduunka kaddib markii uu qiyaano iyo eexasho sameeyay garsooraha kulankaas.

Garsooraha reer Ghana ee lagu magacaabo Joseph Lamptey ayaa laga ganaaxay ciyaaraha inta noloshiisa ka harsan.

South Africa and Senegal went head to head in November last year

Kulanka waxaa 2-1 ku adkaatay South Africa ciyaartan oo qeyb ka ahayd group ka D ee dhacday bishii November ee sanadii la soo dhaafay.

FIFA faah faahin dheeri ah ma aysan bixin balse maxkamadda sare ee CAS ayaa sheegtay in Garsooraha uu dhigay rigoore been ah isagoo sheegaya in gacanta lagu taabtay kubbad ku dhacday jilibka.

Referee Joseph Lamptey was banned for life after being found guilty of throwing a match

Sikastaba kulanka ayaa dib loo ciyaari doonaa bisha November ee 2017 iyadoo maalinka rasmiga ah dib laga soo sheegi doono.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close