DAAWO: Laacibkii hore ee Arsenal Abou Diaby oo cod macaan ku aqrinaya Quraanka Kariimka

Image result for Abou Diaby

(Paris) 07 Seb 2017 Laacibkii hore ee kooxda Arsenal Abou Diaby oo haatan aan haysan koox uu u ciyaaro ayaa waqtigiisa ku bixiya barashada diinteen islaamka.

Baraha bulshada ayaa lagu baahiyay 31 jirkaan reer France oo si macaan u aqrinaya aayado kamid ah Suuratu Daha.

Image result for Abou Diaby

KU RAAXAYSO CODKA MACAAN EE SHIIKH Abou Diaby:

 

Gool FM

Xariir La Leh

One Comment

Leave a Reply

Close