Day: September 7, 2017
-
England
DEG DEG: Kooxaha Premier League oo isku raacay in suuqa kala iibsiga la xiro ka hor inta uusan bilaaban xiliciyaareedka cusub
(London) 07 Seb 2017 Dhamaan kooxaha ka ciyaara Premier League ayaa isku raacay in la xiro suuqa kala iibsiga ka hor…
Read More » -
England
Coutinho iyo Chamberlain oo ka soo muuqday tababarka Liverpool ee ka hor kulanka Man City
(Liverpool) 07 Seb 2017 Saxiixa cusub ee kooxda Liverpool Alex Oxlade-Chamberlain ayaa ka soo muuqday tababrkii saaka ee kooxdiisa cusub. Liverpool ayaa…
Read More » -
Spain
Marco Asensio oo ku guulaystay laacibka Bisha ee Real Madrid
(Madrid) 07 Seb 2017 Real Madrid ayaa si rasmi ah u shaacisay in laacibkooda da’da yar ee Marco Asensio uu ku guulaystay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DAAWO: Laacibkii hore ee Arsenal Abou Diaby oo cod macaan ku aqrinaya Quraanka Kariimka
(Paris) 07 Seb 2017 Laacibkii hore ee kooxda Arsenal Abou Diaby oo haatan aan haysan koox uu u ciyaaro ayaa waqtigiisa ku…
Read More » -
Afrika
Garsoore la ganaaxay Noloshiisa kaddib markii uu qiyaano sameeyay iyo Kulanka oo dib loo ciyaarayo
(Africa) 07 Sebt 2017. Xiriirka kubbada cagta ee FIFA ayaa amaray in dib loo ciyaaro kulankii dhex maray South Africa…
Read More » -
England
Klopp oo kala hadlay ciyaartoyda Liverpool arinka Coutinho ka hor kulanka Man City
(Liverpool) 07 Seb 2017 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka codsaday ciyaartoyda kooxdiisa inay caawiyaan saaxiibkood Philippe Coutinho. Klopp ayaa…
Read More » -
England
Mourinho oo waqti uu isku muujiyo u qabtay Luke Shaw
(Manchester) 07 Seb 2017 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa waqti kama danbays ah u qabtay daafaca kooxdiisa ee Luke…
Read More » -
England
Diego Costa oo maalinta berito ah si lama filaan ah ugu biiri kara kooxda…
(Europe) 07 Sebt 2017. Diego Costa ayaa ku fashilmay inuu ku qasbo Chelsea inay dib ugu celiyaan kooxdiisii hore ee…
Read More » -
France
Julian Draxler oo qirtay inuu sugayay dalab uga yimaada Barcelona ilaa daqiiqadii ugu danbaysay ee suuqa
(Barcelona) 07 Seb 2017 Laacibka reer Jarmal ee Julian Draxler ayaa qirtay inuu sugayay kooxda Barcelona ilaa dhamaadka suuqii soo xirmay. Mundo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Horyaalka Serie A oo 1.5 uun u jira inuu kaalinta 3-aad kala boxo dhiggiisa EPL
(Roma) 07 Sebt 2017 – Guulihii kooxaha AC Milan iyo SSC Napoli ee kulamada hordhaca ah ee Europa League iyo…
Read More »