XOG: Muxuu De Gea ka codsaday Ramos?

david-de-gea-manchester-united-2017_1mzrtok8gf7l1jgk2b8j8uupv

(Madrid) 06 Sebt 2017. David De Gea waxa uu sida muuqata u weydiistay Sergio Ramos in uu u soo dhammeeyo ku biiridda Real Madrid.

Warkan waxaa saaka ay Goal.com ka soo xigatay majaladda Diario Gol.

Sheekadan waxa ay intaas raacineysaa in goolwaaha Manchester United uu fursadan uga faa’ideystay waajibaadkii qarankiisa Spain ee uu ku maqnaa.

Waxa uu Ramos ka codsaday in uu cadaadis saaro Zinedine Zidane iyo madaxweynaha Florentino Perez.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close