Wakiilka Insigne oo weeraray Mino Raiola

(Naples) 06 Sebt 2017. Wakiilka Lorenzo Insigne waxa uu ku weeraray Mino Raiola hadaladiisii ahaa in uu matalaada xiddigga la wareegayo.

Wakiilka aan caadiga ahayn oo u dilaala laaciibinta kala ah Mario Balotelli, Paul Pogba, Zlatan Ibrahimovic iyo  Gianluigi Donnarumma ayaa muddo soo hadal qaadayey Insigne.

“Lorenzo waa kalyantigeena, ugu yaraan ilaa iyo 2019-ka, waa hadii aysan dhicin in meesha laga saaro heshiiska,” ayuu Sky Sports u sheegay Antonio Ottaiano.

“Waxba isma bedelin. Haddii ay jirto, waxbaa naloo sheegi lahaa,”

Insigne-1611-dammit-epa_2

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close