Spain oo rikoor dhigtay xalay

15046483066012

(Madrid) 06 Sebt 2017. Farxad aan la soo koobi Karin ayey safka Spain ka qaadeen guushii xalay ee 8-0 kulankii Liechtenstein –  waxa ay ahayd guushii ugu weyneyd ee ay dibada ku soo gaaraan.

Hore waxa u yaalay rikoor laba ciyaarood oo isku mid ah – waxa ay 6-0 uga badisay San Marino iyo Azerbaijan, sidoo kale La Roja waxa ay 10-0 uga badisay Tahiti oo ay garoon dhex dhexaad ah ku dheleen tartankii Confederations Cup-ka ee 2013 lagu qabtay Brazil.

Liechtenstein waxaa goolasha ugu badan ka dhalisay Spain taariikhiga, goolashaas oo dhanna waxa ay ka sii dhasheen goolwale Peter Jehle oo kulankiisii ugu horreeyey ciyaaray 1998.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close