PSG oo soo bandhigtay Mbappe iyo taageerayaasha oo si waali ah u soo dhaweeyay…+SAWIRRO

mm

(Paris) 06 Sebt 2017. Naadiga PSG ayaa soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Mbappe kaa oo heshiis amaah ah uga yimid naadiga Monaco.

Laacibka ayaa kal ciyaareedka soo socda si joogta ah ugu biiri doona PSG lacago dhan 166 milyan oo bound taa oo ka dhiga inuu yahay laacibka labaad ee ugu qaalisan kubbada cagta iyo da’yarkii ugu qaalisanaa ebid.

Taageerayaal aad u fara badan ayaa soo dhaweeyay dhaliyaha reer France ee loo dhiibay lambarka 29-aad.

“Haddii ay tahay hal Euro amaba 180 milyan oo euro wax iga galay malahan aniga,” Mbappe ayaa sidaa yiri.

“Anigu ma bixin lacagahaas anigana maahan qofka jeebka ku shubanaya.

“Waa farxad wayn inaan ku soo biiro mid ka mid ah kooxaha ugu waa wayn adduunka.

“Muhiim ayay ahayd inaan ka tagin France. Muhiim ayay ahayd inaan dib ugu soo laabto magaaladii aan ku soo koray.”.

SAWIRRO:

PSG supporters light flares to welcome teenage superstar Kylian Mbappe

Kylian Mbappe meets fans after his unveiling as a PSG player

Kylian Mbappe in shirt and tie at his unveiling in Paris

New signing Kylian Mbappe is introduced to fans in Paris

New arrival Kylian Mbappe throws a PSG scarf to supporters

Kylian Mbappe is handed his new shirt by PSG chairman Nasser Al-Khelaifi

Paris Saint Germain’s Qatari president Nasser Al-Khelaifi speaks beside Kylian Mbappe

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close