Lambarada safka Real Madrid oo si rasmi ah loo shaaciyey

n,,,

(Madrid) 06 Sebt 2017. Real Madrid xagaagan dhaq dhaqaaqa la taaban karo suuqa kala iibsiga kama sameyn – sidaas daraadeed ma jiraan lambarro badan oo safka iska bedelay.

Lambrka ugu weyn ee is bedelay waa 10-ka oo uu Luka Modric ka dhexlay James Rodriguez oo laba olole oo amah ah ku aaday Bayern Munich  iyo Jesus Vallejo oo xirtay 3-dii uu Pepe ka tagay.

Theo Hernandez, Marcos Llorente, Borja Mayoral iyo  Dani Ceballos oo ah xiddigaha ku cusub Los Blancos ayaa la siiyey tirooyinka soo socda No.15, No.18, No.21 iyo  No.24 waa sida ay iyaguba u kala horreeyaane.

Ugu dambeyn Achraf Hakimi waxaa lagu taagay lambar 19.

LIISKA LAMBARADA REAL MADRID OO BUUXA:

1. Keylor Navas

2. Dani Carvajal

3. Jesus Vallejo

4. Sergio Ramos

5. Raphael Varane

6. Nacho

7. Cristiano Ronaldo

8. Toni Kroos

9. Karim Benzema

10. Luka Modric

11. Gareth Bale

12. Marcelo

13. Kiko Casilla

14. Casemiro

15. Theo Hernandez

17. Lucas Vazquez

18 Marcos Llorente

19. Achraf Hakimi

20. Marco Asensio

21. Borja Mayoral

22. Isco

23. Mateo Kovacic

24. Dani Ceballos

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close