97-dii daqiiqaba gool ayuu Morata gool ayuu Spain u dhaliyaa

15046447263887

(Madrid) 06 Sebt 2017. Dhibaatadii Spain ka haysatay lambarka 9-aad waxa ay u egtahay in la xaliyey – Avaro Morata waxa uu sii wadaa dhalinta goolasha isaga oo xalay shabaqa la helay laba – ogow 97-dii daqiiqo ee uu Spain u safto gool ayuu dhaliyaa.

 Weeraryahanka Chelsea ee xalay xirnaa lambarka ‘7’ ee uu caanka ku ahaa David Villa ayaa 90-ka daqiiqo dhammeystay waxa uuna dhaliyey labaaleydiisii afraad (Laba gool hak kulan) ciyaartii xalay.

 

Kulankiisii 22-aad ee uu matalo qaranka, Morata waxa uu dhaliyey 12 gool ay ka ku jiraaan labadii xalay uu ugu shubay Liechtenstein oo ay ku kulmeen Leon.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close