WARBIXIN: 5-ta kooxood ee Premier League oo soo gudbiyay liiska xiddigaha uga qeyb galeya Champions League

pre

(England) 05 Sebt 2017. Dhammaan 5-ga koox ee Premier League, Chelsea, Man United, Man City, Liverpool iyo Tottenham ayaa soo wada gudbiyay liiska laacibiinta ku mataleysa wareega group yada Champions League.

Zlatan Ibrahimovic ayaa ka soo muuqday xiddigaha Man United ee CL taa oo caddeyn u ah inuu goor dhow ka soo laaban doono dhaawicii uu ku maqnaa.

Xiddiga gadoodsan ee Chelsea Diego Costa ayaa laga reebay liiska Blues ee Champions League.

Philippe Coutinho oo si kasta isugu dayay inuu ku biiro Barcelona intii uu suuqa furnaa ayaa ka soo muuqanaya shaxda Liverpool ee CL halka la reebay Clyne, Markovic iyo Danny Ings.

Eliaquim Mangala ayaa u muuqda inuu weli mustaqbal ku leeyahay Man City kaddib markii lagu soo daray liiska uu Guardiola u soo magacaabay CL.

Tottenham ayaa safkeeda tartanka koobka dhaga waynaha ka reebtay Lamela oo isagu garoomada ka maqnaa tan iyo bishii Oktoobar ee 2016 waxaa sidoo kale shaxda laga saaray weeraryahanka Spurs ee Vincent Janssen.

Halkan ka wada aqriso xiddigaha Champions League ku matalaya 5-ta kooxood ee Premier League:

CHELSEA:

Related image

Goolhaye: Thibaut Courtois, Willy Caballero, Eduardo

Daafac: Davide Zappacosta, Victor Moses, Cesar Azpilicueta, David Luiz, Jake Clarke-Salter, Antonio Rudiger, Andreas Christensen, Gary Cahill, Marcos Alonso

Qadka Dhexe: Kenedy, N’Golo Kante, Kyle Scott, Tiemoue Bakayoko, Cesc Fabregas, Danny Drinkwater, Charly Musonda, Pedro, Willian, Eden Hazard

Weerarka: Michy Batshuayi, Alvaro Morata

MANCHESTER UNITED:

Goolhaye: David De Gea, Sergio Romero

Daafac: Antonio Valencia, Eric Bailly, Chris Smalling, Phil Jones, Victor Lindelof, Marcos Rojo, Daley Blind, Matteo Darmian, Luke Shaw

Qadka Dhexe: Paul Pogba, Ander Herrera, Nemanja Matic, Marouane Fellaini, Michael Carrick, Ashley Young, Jesse Lingard, Henrikh Mkhitaryan, Juan Mata

Weerarka: Anthony Martial, Romelu Lukaku, Zlatan Ibrahimovic, James Wilson, Marcus Rashford

LIVERPOOL:

Goolhaye: Loris Karius, Simon Mignolet, Danny Ward

Daafac: Dejan Lovren, Joe Gomez, Ragner Klavan, Alberto Moreno, Andy Robertson, Joel Matip, Jon Flanagan, Trent Alexander-Arnold

Qadka Dhexe: Georginio Wijnaldum, James Milner, Philippe Coutinho, Jordan Henderson, Marko Grujic, Adam Lallana, Alex Oxlade-Chamberlain, Emre Can, Sheyi Ojo

Weerarka: Roberto Firmino, Mohamed Salah, Daniel Sturridge, Sadio Mane, Dominic Solanke

MANCHESTER CITY:

Goolhaye: Claudio Bravo, Ederson, Aro Muric

Daafac: Danilo, Vincent Kompany, Eliaquim Mangala, Benjamin Mendy, Nicolas Otamendi, John Stones, Kyle Walker

Qadka Dhexe: Fabian Delph, Kevin De Bruyne, Fernandinho, Ilkay Gundogan, Leroy Sane, Raheem Sterling, Bernardo Silva, David Silva, Yaya Toure

Weerarka: Sergio Aguero, Gabriel Jesus

TOTTENHAM:

Goolhaye: Hugo Lloris, Michel Vorm, Paulo Gazzaniga

Daafac: Kieran Trippier, Danny Rose, Toby Alderweireld, Jan Vertonghen, Davinson Sanchez, Juan Foyth, Serge Aurier, Ben Davies

Qadka Dhexe: Georges-Kevin N’Koudou, Victor Wanyama, Eric Dier, Moussa Sissoko, Mousa Dembele, Dele Alli, Christian Eriksen

Weerarka: Heung-min Son, Harry Kane, Fernando Llorente

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close