Marcelo oo dib ugu soo laabtay tababbarka Real Madrid

marcelo-sevilla-real-madrid-copa-del-rey_1jvalt7agwg8q1nmkvhk6gmj7c

(Madrid) 05 Sebt 2017. Waxaa Real Madrid dib ugu soo laabtay Marcelo oo la jiray xulka Brazil.

Dadabka biddix ee reer Brazil waxa uu xarunta tababbarka kooxda ee Valdebebas kula jimicsaday xiddiggaha aan iyagu aadin waajibaadyadda Qaran.

Marcelo waxaa laga soo fasaxay xerada Brazil maadama uu ka ganaaxan yahay kulanka soo socda ee ay Colombia la leeyihiin.

Real Madrid waxaa ku soo fool leh kulamada horyaalka La Liga sida Levante oo sabtida ah.

Dhinaca kale Marcos Llorente iyo Raphael Varane iyagu si kali kali ah ayey u tababbarteen.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close