Hodan iyo Kaaraan oo galabta isku dhagan

IMG_5243

(Muqdisho) 04 Sep 2017- Degmooyinka Hodan iyo Kaaraan ayaa galabta is wajahaya kullan xiiso badan kaa soo ka tirsan tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir.

Labada degmo ayaa dhibco isku mid ah ugu soo baxay heerka guruubyada,waxaana galabta ay ciyaari doonaan kullan kala bax ah.

Hodan ayaa ka soo badisay Shibis, halka Kaaraan dhankeeda ay riggoorayaal uga soo adkaatay  degmada Dharkeenleey.

Tartanka ayaa la soo gaba gabayn doonaa khamiista soo aadan waxaana Finalka fadhisa degmada Wabari oo shalay 2-1 uga badisay Hilliwaa.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close