“Ma uu Tuun dheere uga riday, mar uu dhulka dhigay iyo mar uu ka dul qaatay.”. Isco oo cashar u dhigay Verratti

isco

(Madrid) 03 Sebt 2017. Isco ayaa cashar lama ilaawaan ah u dhigay Marco Verratti kulankii xalay uu xulka Spain 3-0 uga adkaaday Talyaaniga ciyaar ka tirsaneyd isreeb reebka koobka adduunka.

Xiddiga Real Madrid ayaa labo gool ka dhaliyay kulanka kubbad free kick ahayd iyo mid kale uu dhinac dhigay goolhayaha sii dhacaya ee Buffon.

Isco toyed with PSG midfielder Marco Verratti in Madrid on the weekend

Intaa oo kaliya maaha Isco ayaa wacdaro ka dhigay kulanka isla markaana soo bandhigay farsamooyin cajiib ah haba ugu darnaadaan tii uu ku dhigay Verratti.

Laacibka reer Spain ayaa mar dhulka dhigay Verratti, mar uga riday tuun dheere oo ha soo laaban ah iyo mar uu ka dul qaatay.

DAAWO:


Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close