Day: September 3, 2017
-
England
Kylian Hazard oo ka hor istaagi kara walaalkiis Eden Hazard ku biirida Real Madrid
(London) 03 Sep 2017 Chelsea ayaa la wareegtay da’yar la dhashay laacibkooda Eden Hazard kaas oo lagu magacaabo Kylian Hazard. The Sun…
Read More » -
England
Klopp oo markii ugu horaysay ka hadlay sii joogida Philippe Coutinho
(Liverpool) 03 Sep 2017 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa markii ugu horaysay ka hadlay sii joogidii Philippe Coutinho. Barcelona ayaa…
Read More » -
England
Jack Wilshere oo iska diiday heshiis wayn oo uu ku qaadan lahaa mushaar badan
(London) 03 Sep 2017 Jack Wilshere ayaa iska diiday heshiis wayn oo uu ugu biiri lahaa kooxda heerka labaad ee Birmingham City.…
Read More » -
Italy
Roma oo heshiis cusub ka saxiixaysa Kostas Manolas
(Roma) 03 Sep 2017 Kooxda Roma ayaa doonaysa inay ilaashato daafaceeda Kostas Manolas kaas oo diirada u saaran kooxo badan oo ka…
Read More » -
France
Kylian Mbappe oo sharaxaad ka bixiyay sababtii uu ugu biiray PSG
(Paris) 03 Sep 2017 Weerar yahanka reer France ee Kylian Mbappe ayaa ka hadlay sababtii uu ugu biiray kooxda PSG. Kylian Mbappe…
Read More » -
England
Antonio Conte oo la ogaaday laba saxiix oo uu ka hor istaagay kooxda Chelsea
(London) 03 Sep 2017 Tababaraha reer talyaani ee Antonio Conte ayaa is hortaagay in kooxdiisu ay dhamaystirto laba saxiix oo wayn…
Read More » -
France
Ronaldo oo sabab u noqday in Angel Di Maria uusan ku biirin Barcelona
(Madrid) 03 Sep 2017 Laacibka reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa sabab u noqday in Angel Di Maria uusan ku biirin Barcelona…
Read More » -
England
Thomas Lemar oo rumaysan inuu qaatay go’aankii ugu fiicnaa xirfadiisa kadib markii uu diiday ku biirida Arsenal iyo Liverpool
(Monaco) 03 Sep 2017 Thomas Lemar ayaa ka hadlay dalabyadii u yimid suuqii soo xirmay, wuxuuna sheegay inuu qaatay go’aankii u…
Read More » -
England
“Markale ayaan isku dayi doonaa saxiixa Thomas Lemar” – Arsene Wenger
(London) 03 Sep 2017 Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ka hadlay sida uu ula dhacsanyahay qaab ciyaareedka laacibka Monaco…
Read More » -
Italy
“Ma uu Tuun dheere uga riday, mar uu dhulka dhigay iyo mar uu ka dul qaatay.”. Isco oo cashar u dhigay Verratti
(Madrid) 03 Sebt 2017. Isco ayaa cashar lama ilaawaan ah u dhigay Marco Verratti kulankii xalay uu xulka Spain 3-0…
Read More »