Lambarkee ayuu Mbappe u xiranayaa kooxdiisa cusub ee PSG?+SAWIRRO

mba

(Paris) 02 Sebt 2017. PSG ayaa heshiis amaah ah kula wareegtay dhaliyaha Monaco Kylian Mbappe kaa oo xilli ciyaareedka soo socda si toos ah ugu iibsan doonaan adduun dhan 166 milyan  oo bound.

Xiddiga reer France ayaa kooxdiisa cusub u xiran doona No. 29.

Kylian Mbappe will continue to wear No 29 after being given the familiar squad number by PSG

PSG ayaa markii ay shaacineysay lambarka uu u xiran doono Mbappe sidoo kale soo bandhigtay maaliyadeeda saddexaad ee xilli ciyaareedkan oo leh midabka Modowga.

Haddaba taageerayaasha ayaa miiska soo saari doona 128 bound haddii ay doonayaan inay helaan maaliyada PSG oo ku buufsan magaca saxiixooda cusub iyo Lambarkiisa 29-aad.

PSG's announcement on Mbappe's squad number coincided with the launch of a new third kit

Fans are being asked to pay €140 - just over £128 - for a shirt with Mbappe's name and number

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close