Kooxda Barcelona oo baallasha looga tifay baraha bulshada + Sawirro

(Barcelona) 02 Sebt 2017 – Kooxda Barcelona ayaa waxaa sanadkan dhowr jugood kasoo gaareen suuq-xagaaga kala iibsiga oo ay sanadihii yaraa ee dambe boqorad yar ka ahayd, iyadoo heli jirtey laacibkii ay u baahato, sanadkan se way ka yara duwanayd.

Waayo, waxay wayday laacibiin badan oo ay doonaysay sida Verratti, Insigne, Coutinho iyo qaar kale, waxaase nabarkeeda sii cusbeeyay kaddib markii uu ka dhaqaajiyay Neymar Jr oo ka mid ahaa tiirarka kooxda iyo xubin firfircoon oo ka tirsanayd seddexda saaxiib MSN.

b b b1 b2 b3 b4 b5

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close