Adidas oo si rasmi ah usoo bandhigtay kubadda lagu ciyaarayo heerka guruubyada CL + Sawirro

(Nyon) 02 Sebt 2017 – Waxaa 12-ka bisha Sebtember si rasmi ah u bilaabmaya wareegga guruubyada ee Champions League dufcaddiisii 26-aad.

Haddaba sharikadda Adidas ee Jarmanka ee farsameeysa agabka isboortiga ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay kubadda CL lagu ciyaarayo fasal-ciyaareedka 2017/18.

Kubaddan ayaa midab ahaan ka kooban loogada xiddigaha ah ee CL oo ka kooban midabada madowga iyo buluug isku shaqlan, taasoo la sheegay in laga hindisey qish laga qaatay diinka.

b b b1 b2 b3 b4

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close