WOOOOOOW: Ronaldo oo Labaaleey dhaliyay…+MUUQAAL

woooow

(Europe) 31 Agoosto 2017. Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay gool aan inaba caadi ahayn ciyaarta iminka dhex mareysa xulka qaranka Portugal iyo Faroe Islands is reeb reebka koobka adduunka.

Kabtanka xulka Portugal ayaa daqiiqadii 3-aad ee dheesha shabaqa dhex dhigay labaaleey uu si aan caadi ahayn iskula laabay kaddib markii uu karoos ka helay saaxiibkii Silva.

Ronaldo ayaa sidoo kale dhaliyay gool ku laad ciyaarta iminka mareysa 2-1.

DAAWO GOOLKA RONALDO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close