RASMI: Chelsea oo gacanta ku dhigtay Davide Zappacosta

(London) 31 Agoosto 2017. Chelsea ayaa gacanta u soo dhigtay daafaca kooxda Torino ee Davide Zappacosta.

Blues weli si rasmi ah uma shaacin balse naadiga Torino ayaa ku xaqiijisay boggeeda Twitter iyadoo macsalaameesay laacibka.

Daafaca garabka Midig ayaa kooxda reer London ugu soo biiray adduun dhan 25 Milyan oo bound.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close