Oxlade-Chamberlain waxa uu ka doortay Arsenal kooxda Liverpool oo siineysa mushaar ka yar intii ay u ballan qaaday

O

(Liverpool) 31 Agoosto 2017. Oxlade-Chamberlain waxa sida lagu wado waxa uu ku biirayaa Liverpool.

Majaladda Goal.co waxa ay sheegtay in Arsenal iyo Liverpool ay heshiis ka gaareen garabka England Oxlade-Chamberlain.

Chamberlain waxa uu diiday Chelsea oo u muuqatay mid saxiixiisa heshay maalmo kahor.

Waxaase taas ka daran in uu Liverpool ugu biirayo mushaar ka hooseeya £60,000  inta ay Gunners diyaarka ula adayd hadii uu qandaraas cusub u saxiixi lahaa.

Reds waxa uu toddobaadkii ka qaadan doonaa aduun dhan £120,000.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close