Messi oo ka farxiyey wiil yar oo ay ciidamada amaanka markii hore ka hor istaageen

43B9702B00000578-4838462-image-a-111_1504134192442

( Montevideo ) 31 Agoosto 2017. Lionel Messi waxa uu xulka Argentina la soo gaaray Montevideo ee caasimadda Uruguay kahor kulanka adag ee is reeb reebka koobka aduunka.

Kulankan ma aha mid go’aamin doona in dhiniciisa ay u soo baxayaan balse dhacdan muhiimka ah marka laga yimaado xiddigga Barcelona waxa uu waqti u helay in uu ka farxiyo taageero yar.

43B9105500000578-4838462-image-a-113_1504134205580 (1) Markii ay soo gaareen Hotel-ka ayuu wiilka yar isku dayey in uu la kulmo balse waxaa ka leexiyey ciidamadii amaanka.

Messi waxa uu askartii ku wargaliyey in ay dhaafaan wiilka kaddbna inta u wacay ayuu la galay sawirro.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close