DEG DEG: S.S Lazio dhammeystirtay saxiixa Luis Nani

nani_prandelli_iyi_bir_teknik_adamKw

(Rome) 31 Agoosto 2017. Wararka iminka soo dhacaya waxa ay xaqiijinayaan in Luis Nani uu si rasmi ah ugu biiray Lazio.

Nani oo hore ugu soo ceiyaaray kooxaha Sporting CP, Manchester United iyo Fenerbahce ayaa hadda kooxda ka dhisan caasimadda Italy uga soo biiray Valencia.

Wali faah faahin buuxda lagama hayo qiimaha dhabta ah ee uu Nani ugu soo biiray Lazio.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close