DEG DEG: Drinkwater oo ku sugan xarunta tababbarka Chelsea ee Cobham

Drinkwater

(London) 31 Agoosto 2017. Bur buriyaha Leicester City Danny Drinkwater ayaa lagu hayaa xarunta tababbarka Chelsea ee Cobham balse waxa uu sugayaa fasax ka yimaada dawacooyinka si uu tijaabada caafimaad u maro.

Blues waxa ay Drinkwater ku raad joogtay tan iyo xagaagan oo dhan waxa uuna u muuqdaa mid daqiiqadaha soo aadan si rasmi ah uga mid noqon doona.

Waxa ay raadineysaa kooxda Antonio kaabe waaxda bur burinta ahoo ay iminka joogaan Kante iyo Bakayoko.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close