DAAWO: Xiddiga ay ku dagaalamayaan Arsenal iyo Liverpool Lemar oo GOOL caaqibo leh u dhaliyay France

DIlZv41XUAIDw42

(Paris) 31 Agoosto 2017. Bartilmaameedka sare ee kooxaha Arsenal iyo Liverpool Thomas Lemar ayaa gool qurux badan u dhaliyay xulka Faransiiska ciyaarta ay iminka la yeelanayaan Holland isreeb reebka koobka adduunka.

Ciyaarta ayaa mareysa 2-0 waana gabo gabo, Lemar ayaa gool u muuqda sida dhul ma dhacdo u ansixiyay xulkiisa daqiiqadii 73-aad.

Waa goolkii ugu horreeyay uu taariikhda u dhaliyo xulka Faransiiska kaddib markii lagu soo bilaabay uun markii labaad

DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close