Cristiano Ronaldo oo TAARIIKH Cusub u dhigay Yurub

cr

(Europe) 31 Agoosto 2017. Ronaldo ayaa taariikh cusub oo hor leh u dhigay Yurub kaddib saddexleydii uu ka dhaliyay xulka Faroe Islands ciyaar ka tirsanayd isreeb reebka koobka adduunka ay kaga adkaadeen 5-1.

Kabtanka Portugal ayaa noqday laacibkii ugu horreeyay ee Taariikhda ee goolashii ugu badnaa hal olale oo isreeb reebka Yurub ka dhaliya 14-gool.

Cristiano Ronaldo ayaa ganaax uga maqan Real Madrid isagoona dareensiiyay kooxdiisa waxa ay tabeyso kaddib saddexleydii uu caawa dhaliyay iyadoo ay Los Blancos bar baro 2-2 la dhaafi waayeen Valencia kulankoodii ugu dambeeyay ee La Liga.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close