Chelsea oo ku dhow inay ku dhawaaqdo saxiixa Davide Zappacosta

ttt

(London) 31 Agoosto 2017. Naadiga Chelsea ayaa qarka u saaran inay dhammeystirto saxiixda daafaca naadiga Torino Davide Zappacosta.

Daafaca garabka midig ee naadiga Torino ayaa u  soo duulaya London si uu  heshiiska u dhammeystiro isla markaana tijaabada caafimaad u maro.

Zappacosta ayaa qallinka ku duugi doona heshiis 4-sano ah oo usbuuciiba ku qaadan doono 45,000 oo bound.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close