Barcelona oo is hortaagtay heshiis uu Gomes ugu biiri lahaa Tottenham

ny

(Catalonia) 31 Agoosto 2017. Barcelona ayaa is hortaagtay heshiis amaah ah uu Andre Gomes ugu biiri lahaa kooxda Tottenham.

Barca ayaa dooneysa inay dhiig joojin u sii heysato laacibkeeda qadka dhexe maadaama ay ku hungowday Coutinho.

Camaaliqada Spain ayaa geed dheer iyo mid gaaban u fuushay sidii ay u heli lahayd xiddiga reer Brazil balse Liverpool ayaa Miimka u cuksatay.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close