Day: August 31, 2017
-
England
RASMI: Bartilmaameedkii Chelsea Fernando Llorente oo ku biiray Tottenham
(London) 31 Agoosto 2017. Fernando Llorente ayaa ugu dambeyn si rasmi ah ugu biiray kooxda Tottenham. Spurs ayaa xaqiijisay inay…
Read More » -
RASMI: Chelsea oo gacanta ku dhigtay Davide Zappacosta
(London) 31 Agoosto 2017. Chelsea ayaa gacanta u soo dhigtay daafaca kooxda Torino ee Davide Zappacosta. Blues weli si rasmi…
Read More » -
Spain
Barcelona oo is hortaagtay heshiis uu Gomes ugu biiri lahaa Tottenham
(Catalonia) 31 Agoosto 2017. Barcelona ayaa is hortaagtay heshiis amaah ah uu Andre Gomes ugu biiri lahaa kooxda Tottenham. Barca…
Read More » -
England
Markii hore Chamberlain misane Llorente iminkana Ross Barkley…(Halkee laga heystaa Chelsea????)
(London) 31 Agoosto 2017. Chelsea ayaa mashaqo ka heysataa suuqa kala iisbiga ciyaartoyda iyadoo misane ay soo gaartay jab kale…
Read More » -
Wararka
DEG DEG: Drinkwater oo ku sugan xarunta tababbarka Chelsea ee Cobham
(London) 31 Agoosto 2017. Bur buriyaha Leicester City Danny Drinkwater ayaa lagu hayaa xarunta tababbarka Chelsea ee Cobham balse waxa uu…
Read More » -
Spain
Cristiano Ronaldo oo TAARIIKH Cusub u dhigay Yurub
(Europe) 31 Agoosto 2017. Ronaldo ayaa taariikh cusub oo hor leh u dhigay Yurub kaddib saddexleydii uu ka dhaliyay xulka…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Brazil vs Ecuador – LIVE
Brazil – Ecuador Brazil – Ecuador Brazil – Ecuador Gool FM
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Uruguay vs Argentina – LIVE
Uruguay – Argentina Uruguay – Argentina Uruguay – Argentina Gool FM
Read More » -
France
DAAWO: Xiddiga ay ku dagaalamayaan Arsenal iyo Liverpool Lemar oo GOOL caaqibo leh u dhaliyay France
(Paris) 31 Agoosto 2017. Bartilmaameedka sare ee kooxaha Arsenal iyo Liverpool Thomas Lemar ayaa gool qurux badan u dhaliyay xulka…
Read More » -
England
Chelsea oo Jab kale kala kulantay suuqa
(London) 31 Agoosto 2017. Chelsea ayaa jabkii labaad kala kulmeysa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda kaddib markii laga dul qaaday Alex…
Read More »