SAWIRRO: Tababarayaasha ugu muruqa wayn Yurub oo kulmay

(Europe) 30 Agoosto 2017. Qaar ka mid ah tababarayaasha ugu muruqa wayn kubbada cagta Yurub ayaa ku kulmay shirka sanadlaha ee UEFA.

Jose Mourinho ayaa la kulmay tababarayaashii hore ee Manchester United Sir Alex Ferguson iyo Louis van Gaal.

Ferguson ayaa Safiir ka ahaa kulankan tababarayaasha, waxaana kulanka looga gol lahaa in tababarayaasha ay dareenkooda ku soo bandhigaan isla markaana la is dhaafsado aragtiyada arrimaha ugu waa wayn uu wajahayo tartanka Yurub.

Aqri Liiska tababarayaashii Soo xaadiray:

Ciyaartoydii sidoo kale soo xaadirtay kulanka:

SAWIRRO:

weeee

(Front row, L-R): Ernesto Valverde, Massimiliano Allegri, Zinedine Zidane, Jose Mourinho, Leonardo Jardim (Back row, L-R): Giorgio Marchetti, Eduardo Berizzo, Rafa Benitez, Louis van Gaal, Aleksander Ceferin, Sir Alex Ferguson, Rui Vitoria, Pierluigi Collina

Jose Mourinho and Zinedine Zidane arrive at the 19th Elite Coaches Forum in Nyon

Sir Alex Ferguson was present as a UEFA Coaching Ambassador at their headquarters

Mourinho meets and greets those in attendance as he arrives at UEFA HQ in Switzerland

Former Manchester United goalkeeper Peter Schmeichel arrives at the meeting

Former Liverpool, Real Madrid and Bayern Munich star Xabi Alonso talks to the press

David Trezeguet arrive at the meeting in Switzerland

Javier Zanetti was also in attendance for the meeting

Clarence Seedorf speaks to the media before heading into UEFA headquarters in Nyon

Former Brazil international Leonardo arrives to take part in a meeting with Aleksander Ceferin

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close