RASMI: Benedikt Howedes oo ku biiray kooxda Juventus FC + Sawirro & Muuqaal

(Torino) 30 Agoosto 2017 – Benedikt Howedes ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Juventus oo uu kula biiray amaah looga soo qaatay Schalke 04, taasoo khasab noqonaysa sanadka xiga oo la bixinayo €16.5m oo bareemiyo lagu daray.

Laacibkan 29-jirka ah ee daafaca ah ayaa xalay soo gaarey magaalada Torino isagoo maanta caafimaadka u maray Juventus oo war cad kasoo saartay heshiiska uu laacibkani uga yimi FC Gelsenkirchen-Schalke 04, iyadoo sanadkan la bixinayo €3.5m, oo la bixinayo ilaa 15 Sebtember 2017, iyadoo €13m, la bixin doono sanadka xiga iyo kan ka dambeeya.

Howedes ayaa waayihiisa oo idil ku qaatay Schalke isagoo xulkiisa Jarmanka oo uu u saftay 44 kulan la qaaday KA2014.

j j1 j2 j3 j4 j5 j7

j j1 j2 j3

j

 

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close