Liverpool way ka maarantaa Coutinho…(Bal Arag SHAXDAN cajiibka ah)

livv

(Europe) 30 Agoosto 2017. Arsenal iyo Liverpool ayaa ku heshiiyay Chamberlain laacibka ayaana lagu wadaa inuu caawa tijaabada caafimaad maro.

Sidoo kale Liverpool ayaa aad loogu badinayaa inay la soo saxiixan karto homas Lemar iyo  Virgil van Dijk inta uusan suuqa xirmin habeen dambe.

Haddaba markaad eegto SHAXDA Liverpool oo lagu daray Lemar, Virgil van Dijk iyo Chamberlain waxaa hubaal ah in laga maarmi karo Coutinho oo aad lala xiriirnayo Barcelona isla markaana uu qudhiisa doonayo inuu u baqoolo horyaalka La Liga.

Haddaba EEG Shaxda Liverpool oo lagu daray xiddigahaas:

This Liverpool side would be very, very exciting to watch

Gool FM.

Xariir La Leh

One Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close