EEG: Sida ay u muuqaneyso Shaxda PSG marka lagu daro Mbappe

eeeeg

(Paris) 30 Agoosto 2017. Malaha PSG waxay markaan heysataa shaxda ugu adag Yurub kaddib markii la sheegay inay heshiis amaah ah kula soo wareetay Mbappe kaa oo ay xagaaga soo socda ku iibsan doonto 166 milyan.

Waxay tani ka dhigan tahay in kooxda reer France ay shaxdeeda ku heysato weerarkii ugu qaalisanaa ebid taariikhda kubbada cagta kuwaa oo ku kacaya in ka badan 400 milyan ka badan, Neymar, Mbappe iyo Cavani.

EEG SHAXDA:

How the French side could line up this season

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close