Barcelona oo si lama filaan ugu dhaqaaqaysa saxiixa Paulo Dybala

Dybala Messi

(Barcelona) 30 Agoosto 2017 Barcelona ayaa si lama filaan ah ugu dhaqaaqaysa soo xerogalinta weerar yahanka Juventus ee Paulo Dybala.

Wargayska Sport ayaa baahiyay in Philippe Coutinho uu yahay bartilmaameedka koowaad ee Barcelona, laakiin kooxda ayaa u dhaqaaqi doonta Dybala haddii ay ku guul daraysato soo xerogalinta Coutinho.

cou

Barcelona ayaa isku dayday saxiixa weerar yahanka reer Argentina xaggaagii hore laakiin Juventus ayaa hor istaagtay in la dhameeyo heshiiska.

Qiimaha Paulo Dybala ayaa lagu qiyaasayaa 65 milyan oo euro laakiin waxaa la ogsoonyahay in Juventus aysan ku fasixi doonin wax ka yar 100 milyan oo euro.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close