SAWIRRO XUL AH: Waabari iyo Hilliwaa oo isku aaday wareega Sami Finaka

(Muqdisho) 29 Agoosto 2017-Boondheere iyo Wadajir ayaa isaga haray tartanka degmooyinka gobolka Banaadir kaasoo si xiiso leh u  soconaya.

Tartanka ayaa maraya heer gaba gaba ah waxaana lasoo afmeeri  doonaa asbuuca soo aadan.

Wabari ayaa riggoorayaal uga soo badisay Boondheere,halka Hilliwaa ay 3-0 ku dhaaftay degmada Wadajir.

Sida jadwalka ku cad wareega SamiFinalka waxaa is wajihi doono degmooyinka Wabari iyo Hilliwaa, iyagoo ku ciyaari doono garoonka Banaadir.

Galabta waxaa is arki doono Shibis iyo Hodan oo kubad loo riyaaqo kusoo bandhigay kullamadii ay soo ciyaareen heerka garuubyada ee tartankaan.

IMG_6831 IMG_6837 IMG_6839 IMG_6849 IMG_6859 IMG_6862 IMG_6868 IMG_6879 IMG_6882 IMG_6885 IMG_6891 IMG_6893 IMG_6894 IMG_6896 IMG_6901 IMG_6903 IMG_6907 IMG_6909 IMG_6911 IMG_6912 IMG_6924 IMG_6932 IMG_6951 IMG_6992 IMG_7012 IMG_7015 IMG_7017 IMG_7022 IMG_7026 IMG_7027 IMG_7028 IMG_7038 IMG_7040 IMG_7044 IMG_7049 IMG_7052 IMG_7062 IMG_7064 IMG_7065 IMG_7066 IMG_7067 IMG_7068 IMG_7071 IMG_7074 IMG_7075 IMG_7076 IMG_7077 IMG_7085 IMG_7086 IMG_7089 IMG_7099 IMG_7100 IMG_7102 IMG_7105

SAWIR QAADE: Mahad Shariif Jilacoow

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close