RASMI: AS Roma oo si rasmi ah ula wareegtey Patrik Schick + Sawirro

(Roma) 29 Agoosto 2017 – AS Roma ayaa si rasmi ah Sampdoria ugala soo wareegtey Patrik Schick, heshiiskii ugu qaalisanaa ee ay abid laacib kusoo iibsato oo gaaraya €42m.

Laacibkan caalamiga ah ee reer Czech ayaa caafimaadka u maray kooxdiisa cusub, isagoo haatan ah laacib ka tirsan Giallorossi.

Haddii shuruudaha oo idil ay sidii la rabey u hirgalaan, wuxuu Schick Lupi ugu kici doonaa  €42m, taaso ka badan €36m oo ay kusoo iibsadeen Gabriel Batistuta sanaddii 2001.

B b1 b2 b3 b4 b6

B

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close