Muxuu ka yiri Naby Keita ku biiridiisa Liverpool?

hd-naby-keita_uoavx4mdsus21delkx7d1w6xr

(Liverpool) 29 Agoosto 2017 Liverpool ayaa saaka shaacisay inay kala heshiisay kooxda RB Leipzig ee dalka Jarmalka iibka laacibkooda Naby Keita.

22 jirkaan ayaa shalay ka gudbay tijaabada caafimaadka ee kooxda Liverpool oo ku soo qaadatay lacag dhan 48 milyan oo Ginni.

Naby Keita ayaa xiliciyaareed kaan la sii joogi doona kooxdiisa RB Leipzig, wuxuuna si rasmi ah ugu soo biirayaa Liverpool xaggaaga dambe.

“Waan ku faraxsanahay in la gaaro heshiis ii ogolaanaya inaan ku biiro Liverpool xaggaaga dambe” ayuu yiri Naby Keita.

“Waxaan qayb ka noqon doonaa mashruuc aan aad ugu xamaasadaysanahay” ayuu sii raaciyay.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close