Arsenal oo samaysay qorshe Man City ay uga dul qaadayso saxiixa Jonny Evans

Image result for Kieran Gibbs and Jonny Evans

(London) 29 Agoosto 2017 Kooxda Arsenal ayaa samaysay qorshe ay ku soo qaadanayso daafaca West Brom ee Jonny Evans.

Arsenal ayaa hor istaagtay in daafacooda Kieran Gibbs uu u dhaqaaqo Watford, waxayna aqbaleen dalab dhan 7 milyan oo Ginni oo ka yimid kooxda West Brom.

Gunners ayaa doonaysa in West Brom ay ka iibiso Kieran Gibbs si laacibku uu qayb uga noqdo heshiiska ay ku doonayaan Jonny Evans.

Laakiin Man City oo hogaanka u haysa in 25 milyan oo Ginni ay ku qaadato Jonny Evans ayaa ka dhigaysa rajada Arsenal mid aad u hoosaysa.

Waxaa xusid mudan in Arsenal ay ku fashilantay dhamaystirka saxiixa Jonny Evans xaggaagii hore.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close