Day: August 29, 2017
-
Bannaanka Garoonka
”Ninkaygu wuxuu gooynayaa €250m” – Xaas ku faantey inay ninkeeda qiime ahaan dallacsiisay!
(Milano) 29 Agoosto 2017 – Xaaska Mauro Icardi, ee Wanda Nara, ayaa ku faantay inay odaygeeda oo ah qannaaska Inter…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SERIE A: Saacadaha la ciyaarayo horyaalka Talyaaniga oo wax laga bedeley (Eeg aminta cusub)
(Roma) 29 Agoosto 2017 – Hay’adda Lega Serie A ayaa ku dhawaaqday inay isbedello ku sameeysay xilliyada la ciyaarayo kulamada…
Read More » -
Italy
RASMI: AS Roma oo si rasmi ah ula wareegtey Patrik Schick + Sawirro
(Roma) 29 Agoosto 2017 – AS Roma ayaa si rasmi ah Sampdoria ugala soo wareegtey Patrik Schick, heshiiskii ugu qaalisanaa…
Read More » -
France
Lambarkee ayuu Kylian Mbappe u xiran doonaa PSG???
(Paris) 29 Agoosto 2017. Mbappe ayaa saakay PSG tijaabada caafimaad ugu maray xerada tababarka xulka Faransiiska. Waxaa lagu wadaa inuu…
Read More » -
England
Chelsea oo wada hadalo la furtay Mahrez iyo laacibka oo af cad ku sheegay inuu….
(London) 29 Agoosto 2017. Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa la sheegayaa inuu wada hadalo la yeeshay Riyad Mahrez ka hor…
Read More » -
France
RASMI: Monaco oo dhamaystirtay saxiixa Stevan Jovetic
(Monaco) 29 Agoosto 2017 Kooxda reer France ee AS Monaco ayaa dhamaystirtay saxiixa weerar yahankii Inter Milan ee Stevan Jovetic. Monaco ayaa…
Read More » -
England
Arsenal oo samaysay qorshe Man City ay uga dul qaadayso saxiixa Jonny Evans
(London) 29 Agoosto 2017 Kooxda Arsenal ayaa samaysay qorshe ay ku soo qaadanayso daafaca West Brom ee Jonny Evans. Arsenal ayaa hor…
Read More » -
Spain
Ousmane Dembele oo tababarkii ugu horeeyay la qaatay Barcelona (SAWIRRO)
(Barcelona) 29 Agoosto 2017 Saxiixa ku cusub kooxda Barcelona ee Ousmane Dembele ayaa saaka markii ugu horaysay ka soo muuqday tababarka…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Naby Keita ku biiridiisa Liverpool?
(Liverpool) 29 Agoosto 2017 Liverpool ayaa saaka shaacisay inay kala heshiisay kooxda RB Leipzig ee dalka Jarmalka iibka laacibkooda Naby Keita. 22 jirkaan…
Read More » -
England
Liverpool iyo Arsenal oo ku dagaalamaya saxiixa Karim Benzema
(Madrid) 29 Agoosto 2017 Kooxaha reer ingiriis ee Liverpool iyo Arsenal ayaa ku loolamaya saxiixa weerar yahanka Real Madrid ee Karim Benzema.…
Read More »