Man City oo £70 million+ciyaaryahan Arsenal uga qaadaneysa Sanchez

Arsenal FC v FC Bayern Muenchen - UEFA Champions League Round of 16: Second Leg

(London) 28 Agoosto 2017. Manchester City waxa ay diyaar u tahay in ay £70 million iyo Jason Denayer uga bedelo Arsenal Alexis Sanchez, sidaas waxaa qortay Daily Star.

Jason Denayer waa 22 jir daafaca dhexe ka dheela waxa uuna 8 kulan u saftay xulka qaranka Belgium.

Hadii ay Arsenal aqbasho dalabka ceynkaas ah, Wenger waxa uu lacagtaas u adeegsan doonaa kula soo wareegidda Thomas Lemar.

Xiddigga ka tirsan Monoco in muddo ah ayuu isha ku hayey Arsene Wenger.

Waxaa si weyn loo eedeeyey bandhiggii Sanchez ee kulankii xalay Arsenal lagu saqiir suuniyey Anfield.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close