Day: August 28, 2017
-
England
Alexis Sanchez oo dalab bixitaan ah u gudbiyay Arsenal iyo kooxda oo beenisay warkaas
(London) 28 Agoosto 2017 Alexis Sanchez ayaa u gudbiyay kooxdiisa Arsenal warqad uu ku codsanayo in la fasaxo sida ay baahisay…
Read More » -
Afrika
Koobka Jaamacadaha Sudan: Jaamacada Africa oo dhagta dhiiga u dartay Neelain +SAWIRRO
(Khartoum) 28 Agoosto 2017 Koobka ay sanad kastaahi soo abaabulaan Golaha Ardayda Qaranka Soomaaliyeed Ee Dalka Sudan ayaa cawa kulankiisi 2-aad…
Read More » -
England
DEG DEG: Chelsea oo Arsenal kala heshiisay Qiimaha Alex Oxlade-Chamberlain
(London) 28 Agoosto 2017 Kooxaha Arsenal iyo Chelsea ayaa ka heshiiyay saxiixa laacibka garabka weerarka ka ciyaara ee Alex Oxlade-Chamberlain. Dhamaan saxaafada…
Read More » -
England
Xaqiiqda dalabka Man United ay ka gudbisay Gareth Bale
(Manchester) 28 Agoosto 2017 Waxaa soo baxay warar sheegaya in Man United ay dalab rasmi ah ka gudbisay laacibka Real Madrid…
Read More » -
Germany
DEG DEG: Borussia Dortmund oo durba gacanta ku soo dhigtay badelka Ousmane Dembele
(Dortmund) 28 Agoosto 2017. Borussia Dortmund ayaa suuqa la soo gashay lacagihii badnaa ay Ousmane Dambele kaga iibiyeen kooxda Barcelona…
Read More » -
England
Alvaro Morata oo durba Taariikh cusub u dhigay Premier League
(London) 28 Agoosto 2017. Dhaliyaha cusub ee Chelsea Avlaro Morata ayaa durba Taariikh cusub u dhigay Premier League kaddib goolkii…
Read More » -
England
DEG DEG: Liverpool oo gacanta ku soo dhigtay Naby Keita
(Liverpool) 28 Agoosto 2017 Kooxda Liverpool ayaa gacanta ku soo dhigtay Naby Keita oo ay aad u baadi goobaysay tan iyo bilowgii…
Read More » -
England
Philippe Coutinho wuxuu ku biirayaa Barcelona xaggaagan (beIN SPORTS)
(Barcelona) 28 Agoosto 2017 Kanaalka reer Carbeed ee beIN SPORTS ayaa baahiyay in Philippe Coutinho uu ku biirayo Barcelona maalmaha ka harsan…
Read More » -
Spain
Barcelona oo soo bandhigtay Ousmane Dembele (SAWIRRO)
(Barcelona) 28 Agoosto 2017 Barcelona ayaa taageerayaasheeda u soo bandhigtay saxiixooda ugu qaalisan aduunka ee Ousmane Dembele. Laacibka reer France ayaa soo…
Read More » -
France
Jean Seri oo markii ugu horaysay ka hadlay heshiiskii burburay ee uu ugu biiri rabay Barcelona
(Barcelona) 28 Agoosto 2017 Laacibka Nice ee Jean Seri ayaa markii ugu horaysay ka soo muuqday saxaafada kadib markii uu burburay heshiiskii…
Read More »