SSC NAPOLI VS ATALANTA: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Napoli) 27 Agoosto 2017 – Waxaa caawa la ciyaarayaa kulamo badan oo ka tirsan todobaadka 2-aad ee horyaalka Talyaaniga, waxaana kulamadaa kuwa ugu xiisaha badan ka mid ah midka dhexsanaya Napoli vs Atalanta oo sanadkii hore ahayd kooxda qura ee 6 dhibcood ka xoogtey Napoli.

Dhanka Napoli: Hysaj waa ganaax, waxaa diyaar ah Maggi oo booskiisa buuxinaya dhanka dadabka midig, khadka dhexe waa Jorginho, Zielinski iyo Hamsik.

Dhanka Atalanta: Spinazzola waa loo yeerey mase ciyaari doono, sida uu shirka jaraa’id ka sheegay Gasperini. Palomino iyo Cristante, ayaa helaya fursad safka hore ah. Caldara waa la kaydiyay.

b1

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close