hordhac: Roma Vs. Inter

 

Roma-vs-Inter-Milan-Match-Preview-and-Prediction-Italian-Serie-A-2-October-2016

(Rome) 26 Agoosto 2017. Kulanka ugu xiisaha badan toddobaadkan waxa uu Serie A-ga u dhexeeya Roma iyo Inter.

Labada dhinacba waxaa ka go’an guul maadama ay dheelayaan ciyaarta labaad ee horyaalka 2017-18

 

Wararka labada naadi

Roma

-Roma waxaa ka maqan afar daafac dhexe, taas waxa ay ka dhigan tahay in Kostas Manolas uu boos ku cusub ciyaari doono

– Juan Jesus waxa uu fursad daafaca dhexe ah ka dheli doonaa kooxdiisii hore

 

Inter

– Luciano Spalletti waxa uu  haystaa saf buuxa

-Laacibiintii hore ee Fiorentina waa Borja Valero iyo Matías Vecino waxa ay diyaar u yihiin dhexe halka Marcelo Brozovic uu ka dheeli doono doobiyo noobe.

RAADRAAC

-Roma 29 ka mida 31kii kulan ee ugu dambeeyey lagama badin

-Roma 7dii kulan ee ugu dambeeyey oo ay Inter gurigeeda kula dheeshay guuldarro kalama kulmin dhammaan tartamada

SAFAFKA LA FILI KARO

qq

Gegida: Olimpico

Saacadda Geeska Africa: 9:45Pm

Dhex dhexaadiyaha: Massimiliano Irrati

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close