HORDHAC: Manchester United Vs. Leicester City

Manchester-United-vs-Leicester-EPL-LeagueLane-Predictions

(Manchester) 26 Agoosto 2017. Manchester United waxa ay soo dhaweyn doontaa Leicester City kulanka saddexaad ee horyaalka.

Labadii kulan ee hore United waxa ay ku soo badisay natiijo isu eg….in 4-0 oo ay uga soo adkaatay West Ham United iyo Swansea City.

Maxaa Man United ka cusub?

-Marcos Rojo ma dheelli doono balse waxaa xulasho diyaar u ah sees Ashley Young iyo  Luke Shaw

-Isku soo wada duuboo Mourinho ma jirto sabab uu ku bedelo safkii labadii kulan ee ugu dambeeyey 4-0 ku badiyey

-Taas waxa ay ka dhigan tahay in Victor Lindelof uu keydka ku soo bilaaban doono

RAADRAAC

-Manchester United 29 ka mida 31kii kulan ee ugu dambeeyey Premier League-ga lagama badin

-Man United 8 ka mida 11kii kulan ee ugu dambeeyey shabaqeeda wey ilaashatay

-Man United 7 ka mida 8dii kulan ee ugu dambeeyey wey uga badisay gurigeeda Leicester City dhammaan tartamada

SAFAFKA LA FILI KARO

mnnnnnnnnnnnnn

Gegida: Old Trafford

Saacadda Geeska Africa: 7:30Pm

Dhex dhexaadiyaha: Michael Oliver

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close