HORDHAC: Genoa Vs. Juventus

Genoa-vs-Juventus-Match-Preview-and-Prediction-Italian-Serie-A-27th-November-2016

(Turin) 26 Agoosto 2017. Serie A-ga waxa uu galay kulamadiisii labaad, Juventus oo difaacaneysa waxa ay boooqan doontaa Genoa toddobaadkan.

Bianconeri ololahan waxa ay ku qasban tahay in ay sii laba jibaarto dadaaka ay ku dooneyso difaacasha Scudetto maadama ay Milan aad isu soo hubeysay.

Maxaa ka cusub Juve?

Claudio Marchisio waxa uu meesha ka saaray wararkii sheegayey in uu ka tagayo Juve balse ma dheeli doono kulankan

– Miralem Pjanic iyo  Sami Khedira ayaa ugu cad cad dhexda balse Blaise Matuidi keydka ayuu ku soo bilaaban doono

RAADRAAC

-Juventus 6 ka mida 8dii kulan ee ugu dambeeysay shabaqeeda wey ka ilaashatay Genoa

-Juventus ma laga badin 19ka mid ah 20kii kulan ee ugu dambeeyey Serie A-ga

SAFAFKA LA FILI KARO

uuuuuuuuuuuuu

Gegida: Luigi Ferraris

Saacadda Geeska Africa: 7Pm

Dhex dhexaadiyaha: Luca Banti

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close